Waftigii Madax-dhaqameedka Beelaha Direed Iyo Oromo Dir Oo Booqasho Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale.
November 28, 2023 - Written by admin
Waftigii Madaxda Dhaqanka Beelaha Direed Iyo Oromo Dir Ayaa Maanta Safar Kormeer Ah Ku Tagay Magaalo Ganacsiyeedka Tog wajaale Ee Xuduuda Somaliland Iyo Etoobiya, Kuwaas Oo Ay Halkaasi Ku Soo Dhaweeyeen Maamulka Degmada Wajaale.

