Gudoomiye Cabdilaahi Dirawal Oo Si Wayn Uga Cadhooday Qodob Kamid Ah Go,aamadii Ay Soo Saareen Beesha Habar Jeclo. Kana Falceliyay”Daawo Muuqaal
November 29, 2023 - Written by admin
Gudoomiyaha urur siyaasadeedka horseed cabdilaahi iimaan dirawal ayaa ka hadlay qodobadii ay soo sareen beesha habar jeclo isagoo si cadho leh uga hadlay qodob kamid ah oo kamid ahaa qodobadii ay soo sareen
Sidoo kale cabdilaahi dirawal eedo ujeediyay xisbiga waddani iyo beesha uu kasoo jeedo oo uu sheegay in ay doonayaa in madax ka noqdaan dalka iyagoo aragtidoodu kasoo horjeedo difaaca qarannimada somaliland.