berberatoday.com
Haayada Duulimaayada Somaliland oo Beenisay In Dhalinyaro Hubaysani Galeen Garoonka Diyaaradaha Burco Kana Soo Dhex Hadleen
November 30, 2023 - Written by admin
Hay’adda Madaarada Somaliland ayaa beenisay in dhalinyaro hubaysan ay shalay ka soo dhex hadleen Madaarka Burco,
Maamulaha Madaarka Burco ayaa sheegay in nimankaasi ay ahaayeen Ganacsato ayna ku raad joogaan, goobta ay ku hadleena aanay ahayn Madaarka Burco.
Saacadihii la soo dhaafay waxa baraha bulshada si weyn u haysatay in ganacsato hubaysani ka soo dhex hanjabeen garoonka diraayadaha ee Burco.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews