“Qaramadda Midoobay Waxa Aan U Sheegaya In Dalkayga Somaliland Yahay Dal Ku Suntan Dimiqaraadiyad, Doorashooyin Iyo Deganaansho Balse Beesha Caalamki Aaney Na Siin Mudnaanta Aanu Laheyn”Xildhiban Barkhad
December 6, 2023 - Written by admin
Xildhibaan Barkhad Batuun Oo Khudbad Dheer Ka Jeediyay Xarunta Qaramada Midoobay Ee Geneva Ayaa Yidhi,

“dadkayagu Madaxbanaanidii Ay U Dagalaamen 1991-kii Oo Ay Dib Ugu La Soo Laabteen Dhulkoodi Xuduudaha Ingiriska Ku Fadhiyay, Ka Dib Waxay U Midoobeen Inay Dib U Dhistaan Hab Dawladnimo Oo Dumuqraadi Ah Iyo Inay Muwaadiniintu Helaan Xaq Iyo Xuquuq Siman Oo Cadaalad Ah.