berberatoday.com
Caaqil Cumar Cismaan Oo Gogol Nabadeed Ufidiyay Beelaha Ciise Iyo Samaroon Ee Wada Dega Gobolka Salel.
December 6, 2023 - Written by admin

Caaqil Cumar Cismaan Aw Muxumed Aare oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland gaar ahaan gobolada galbeedka ayaa gogol Nabadeed Ufidiyay beelaha wada dega Gobolada Awdal Iyo Salel lee ciise iyo Samaroon kuwaasi oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinayay hadalo colaad hurin kara

Isagoo ugu baaqay in ay isku yimaadaan shir nabadeed oo isagu gogosha dhigayo

Dhanka kale Caaqil Cumar ayaa sheegay in sanadkani uu yahay sanad ay badi isa seegaan beelaha waalaha ee gobolada Somaliland qaarkood kuwaasi oo isku ah Abti Iyo Ehel wada dhashay.

 

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews