berberatoday.com
“Difaaca Dalku Waa Qasab, Somalilandse Nabada Ayay Ugaga Badinaysaa” Musharax Cirro.
December 7, 2023 - Written by admin

Musharaxa Madaxwayne ee xisbiga waddani oo lagu soo dhaweeyay dalka filand ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee Somaliland mawqifka xisbiga ee dagaalada bariga

Sidoo kale musharax cirro ayaa madaxwaynaha Somaliland ku dhaliilay jabkii ciidan soo gaadhay iyo sida ilaa hada aanay xukuumadiisu uga hadal maxaabiista ciidamada ee gacanta ugu jira huwanta laascanood.

Dhanka kale musharax cirro ayaa xukuumada madaxwayne biixi ku eedeeyay in ay ka meeraysanayso in dalka doorasho ka dhacdo halka taa badalkeegana ay uxusul duuban tahay dagaal.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews