berberatoday.com
Waftigii Madax-dhaqameedka Beelaha Direed Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Jabuuti. JA
December 7, 2023 - Written by admin

Wafti balaadhan oo ka socda madaxdhaqameedka beelaha direed oo mudooyinkii udanbeeyay safar ku marayay dalalka ay degaan beelaha direed ayaa maanta gaadhay magaalo madaxda dalka jabuuti ee Jabuuti halkaasi oo lagu soo dhaweeyay.

Sidoo kale Waftigan madaxdhaqameedka beelaha direen oo ay weheliyaan xubno aqoonyahan ahi ayaa waxaa hadhimo sharafeed usameeyay Madaxdhaqameedka beesha Canfar oo ay weheliyaan Gudoomiyaha Golaha dhaqanka dalka jabuuti iyo masuuliyiin kale.

Waftigan dhaqan ee beelaha direed ayaa socdaalkooga kazoo bilaabay dalka Kenya iyagoo soo maray dalalka Itoobiya, somaliya iyo Somaliland kuwaasi oo ujeedada safarkoogu tahay Qaban qaabada shirwaynaha beelaha direed oo ka dhici doona Somaliland gaar ahaan magaalada burco iyo sidii loo xoojin lahaa midnimada beelaha direed iyo isku xidhnaashahooga kuwaasi oo dalka jabuuti ku sugnaa doono maalmo.

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews