Agaasimaha Cusub Ee Wasaarada Arimaha Dibada Jsl Axmed Abokor Oo Xilkii La Wareegay”Daawo Muuqaal
December 7, 2023 - Written by admin
Agaasimaha cusub ee dhawaan adaxayne biixi umagacaabay wasaarada arimaha dibada axmed abokor ayaa maanta xilkii kala wareegay agaasimihii hore ee wasaarada
Munaasibada xil wareejinta labadan masuul ayaa waxaa goob joog ka ahaa wasiir kuxigeenka wasaarada arimaha dibada iyo masuuliyiin kale oo xukuumada katirsan.