berberatoday.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo La Sheegay Inuu Golaha Wakiiladda Ugudbiyey Heshiiskii Xasaasiga Ahaa Ee Shirkadda DP World Ee Wareejinta Dekeda Iyo Dhaqdhaqaaq Dhaameel Loogu Lulaayo Xildhibaanada Oo Bilaabmay
July 30, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar lagu kalsoon yahay oo laga helaayo qasriga Madaxtooyadda ayaa sheegaya inuu madaxweyne Siilaanyo golaha wakiilada Maanta oo sabti ah u gudbiyey heshiiska Xukuumada lasoo gashay Shirkada Dp World ee damacsan inay maamusho Dekedda Berbera.
Waxanu madaxweynuhuu ka codsaday golaha wakiiladda inuu heshiiskaasi faaido u leeyahay, qaranka sidoo kalena waxa uu ka dalbaday in lagu ansixiyo duuduub.
Geesta kale, waxa durbaa soo shaac baxaya dhaqdhaqaaq xukuumadda dhaqaale ugu lulayso xildhibaanada si ay u ansixiyaan. Si kastaba ha ahaatee, heshiiska xukuumaddu lasoo gashay shirkadda Dp world ayaa ah mid xasaasi ah kaasoo nuraan siyaasadeed iyo mid deegaanka ka abuuray dalka, waxana heshiiskan dhowaan duudub kusoo ansixiyey golaha wasiiradda, hase-yeeshee xildhibaanada wakiiladda ayey bulshaddu ku eegaysa il gaar ah kuwaasoo looga fadhiyo inay hadii faaido dalka ugu jirto ansixiso hadii kalena ay laalasho, kuwaasoo ka eegaya qaranimada Somaliland, laakiin hadii ay laaluush ki meel mariyaana waxay talaabadasi sababi kartaa inuu heshiiskaasi khasaare geliyo dalka.
Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews