Culimada Gobolka Awdal Oo Bayaan kasoo Saaray Xaalada Kasoo Cusboonaatay Gobolka Selel.
December 11, 2023 - Written by admin
Culimo Awdiinta gobolka awdal ayaa baaq culus kazoo saaray xaaladaha muran ee kazoo cusboonaatay gobolka selel iyagoo baaq uiray beelaha walaalaha ee wada oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinayay hadalo colaad sokeeye hurin kara.