Xoghayaha Guud Ee Urur Goboleedka Igad Oo Kulan La Qaatay Waftigii Madaxdhaqameedka Beelaha Direed Ee Ku Sugan Dalka Jabuuti.
December 11, 2023 - Written by admin
Xoghayaha guud ee urur goboleedka Igad Ayaa Kulan La Qaatay Waftigii Madaxdhaqameedka Beelaha direed oo safar ku joogay caasimada dalka jabuuti ee jabuuti,

