Somaliland Iyo Taiwan Oo Kala Sexeexday Mashruuca Ka Jawaabida Xaaladaha Deg Deg Ah.
December 13, 2023 - Written by admin
Dawlada somaliland iyo dhigeeda dalka taiwan ayaa kala sexeexday heshiishka mashruuca ka jawaabida xaaladaha deg deg ah oo ay meelgalinayso dalka tiawan.
Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka somaliland oo ka hadlay muhiimada uu dalka uleeyahay mashruuca ka jawaabida xaaladaha deg deg ah
Sidoo kale wakiilka somaliland ufadhiya dalka taiwan ayaa ka hadlay mashruucan oo uu maalgalinayo dalkiisu.