berberatoday.com
Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Reer Somaliland Ee Magaalada Bristol Ku Dhawaaqay Isbadal Dalka Lagu Badbaadiyo Dalka Iyo Fariin Culus Ay Udireen Madaxwayne Muuse Biixi.
December 15, 2023 - Written by admin

Aqoonyahanka iyo haldoorka jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan magaalada Bristol ee dalka ingiriiska gaar ahaan beesha subeer awal ayaa iskugu yimid shir ay kaga arinsanayaan xaalada siyaasadeed ee Somaliland iyo haliska dagaalada wadata ee uu galay dalku

Sidoo kale dhalinayarada iyo aqoonyahanka subeer awal ayaa sheegay in xukuumada madaxwayne biixi ay ku fashilantay hogaamintii dalka islamarkaana loo baahan yahay xiligan loo istaago sidii dalka looga badbaadin lahaa marxalada uu ku sugan yahayn

Dhanka kale aqoonyahanka iyo dhalinyaradan ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu dalka ka qabto doorasho deg deg ah.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews