Maayarka Caasimada Hargaysa Oo Sheegay In Aan La Iibin Karin Dhulka Xaafada Iidaan Ee Dhawaan La Dajiyay Dadka Shacabka Ah”Daawo Muuqaal
December 15, 2023 - Written by admin
Maayarka caasimada Hargaysa Cabdikariin Axmed Mooge ayaa saaka kormeeray dhulka cusub ee la dajiyay dad laga soo raray magaalada hargaysa ee xaafada iidaan
Sidoo kale maayar mooge ayaa amar ku bixiyay in aanay dhulka dadkan lasiiyay aan la iibin karin cidii falkaasi ku kacda talaabo ay ka qaadi doonaan.