berberatoday.com
“Xukuumada Maanta Waxba Kaga Baydhi Maayo, Halkay Dalka Dhigtay, Nin Rag Ahina Waa Ogyahay, Nacasna Loo Sheegi Maayo” Suldaanka Guud Ee Subeer Awal.
December 18, 2023 - Written by admin

Suldaanka Guud ee beesha Subeer awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan cabdiraxmaan Ayaa ka hadlay xaalada siyaasadeed ee dalku marayo, dagaalka beelaha walaalaha ah ee dib uga soo cusboonaaday deegaanka ceel afwayn ee gobolka sanaag.

Sidoo kale Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi ayaa ka hadlay halka ay dalkii Somailand dhigtay hogaaminta madaxwayne biixi iyo sida loogama maarmaanka ay utahay shir lagaga arinsanayo xaalada dalku marayo ay muhiimka utahay

Dhanka kale suldaan xasan ayaa soo dhaweeyay baaq uu usoo jeediyay xildhibaan guruuje oo ahaa sidii nabad waarta looga gaadhi colaada soo noq noqotay beelaha wada dega ceel awayn.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews