Mudanayaasha Golaha Wakiilada Ansixiyay Ajandaha 7aad Ee Golaha Iyo Xeerar Xasaasiya Oo Ku Jira”Daawo Muuqaal
December 19, 2023 - Written by admin
Fadhigii golaha wakiilada ee maanta ayaa lagu ansixiyay ajanadaha 7aad ee golaha kaasi oo ay jiraan xeerar xasaasiya oo xildhibaanadu ka doodi doonaan
