Madaxdhaqameedka Beelaha Dir Oo Soo Gaadhay Boorama, Bogaadiyayna Nabadaynta Beelaha Wada Dega Gobolka Salel”Daawo Muuqaal
December 20, 2023 - Written by admin
Madaxdhaqameedka Beelaha Dir Ayaa Soo Gaadhay Magaalo Madaxda Gobolka Awdal ee Magaalada Boorama, kuwaasi oo dhanka kale Bogaadiyayna Nabadaynta Beelaha Wada Dega Gobolka Salel oo maalmihii udanbeeyay warbaahinta isku marinayay hadalo colaad hurin kara.