Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Magaalada Caynabo Ka Dhagax Dhigay Guryo Loo Dhisayo Dadka Danyarta Ah.
December 21, 2023 - Written by admin
Wafti Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha qaranka oo gaadhay magaalo madaxda gobolka saraar ee Caynabo ayaa halkaasi ka dhagax dhigay guryo loo dhisayo dadka danyarta ee ku dhaqan kaamamka magaalada Caynabo qaarkood.