berberatoday.com
Wasiir Kuxigeenka Waxbarashada Jsl Oo Xadhiga Jaray Dugsiga Farsamada Gacanta Ee One Hand.
December 22, 2023 - Written by admin

Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Dr.Cabdixakiin Siciid Bustaale oo ay weheliyaan qaar kamida agaasime waaxeedada wasaaradda waxbarashada iyo gudomiye ku xigeenka waxbarashadda ee Gobolka M/Jeex ayaa xadhiga ka jaray dugsiga farsamada gacanta ee “One Hand”.

 

Xafladi xadhig ka jarka oo ka dhacday xarunta dugsiga ayaa waxa kasoo qayb galay arday waalidiin iyo marti sharaf kale.

Ugu horayn maamulka dugsiga oo halkaa ka hadlay ayaa ku dheeraaday muhiimada dugsigan iyo baahiyaha loo aas-aasay  waxaana ay sheegeen in ay soo saari doonaan da’yar baran doona xirfado kala duwan sida:

  1. Decoration and painting
  2. Henna
  3. Hair style
  4. Make up
  5. CCTV

Wasiir kuxigeenka wasaaradda waxbarashada oo halkaa ka hadlay ayaa ka hadlay ahmiyada ay leeyihiin dugsiyada noocan ahi isagoo sheegay in xaafadan baahi wayn looga qabay dugsiyada noocana. Wasiirka ayaa soo kormeeray qaybaha uu ka kooban yahay dugsigu.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews