Ciidanka Booliska Magaalada Wajaale Oo Gacanta Ku Dhigay Maandooriye Tiro Badan!
December 26, 2023 - Written by admin
Ciidanka Booliska degmada wajaale ayaa gacanta ku soo dhigay khamri tiro badan oo la doonayay dalka somaliland lasoo galiyo.
Saraakiisha ciidanka booliska wajaale ayaa faah faahin ka bixiyay qaabkii ay uqabteen khamrigan iyo cida ay uqabteenba.