Guddoomiyaha Maxkamadda Sare JSL, Oo Dhaariyay Xubin Buuxinaysa Jago ka Bannaanaatay Golaha Guurtida.
December 30, 2023 - Written by admin
Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Aadam X. Cali Axmed, ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 30/12/2023, dhaariyay Cabdiraxmaan Axmed Waaberi, oo laga bilaabo maanta ka mid noqonaya mudanayaasha Golaha Guurtida JSL.
