berberatoday.com
Halka Ethopia Iyadoo Bad Aan Lahayn Bad Heli Karto. Somaliland Iyadoo Bad Leh Ayay Baddeeda Waayi Kartaa”W/Q.Hibak Ibrahim
January 2, 2024 - Written by admin
Halka Ethopia iyadoo Bad aan lahayn Bad heli karto. Somaliland iyadoo Bad leh ayay Baddeeda waayi kartaa
………………………………………………………………………….
1958 bay dunidu ku heshiisay Xeerka Caalamiga ah ee Baddaha (convention of the law of sea). Waxa lagu qayb-qaybiyay #Badda iyadoo shan qaybood laga dhigay.
Qayb dalka xuduuda la leh sharcigisu ka shaqayn karo (Coastal State), qayb uu qayb ahaan sharcigisu uga shaqayn karo , qayb u munaafacaad san karo iyo qayb dunida uu ula simanyahay oo si isku mid ah loo munaafacadsan karo.
Qaybta 1aad #InternalWater ba la yidhaa, waxa laga qiyaasaa/cabiraa barriga waana halka laga sii qiyaaso qaybta labaad ee #TerritorialSea loo yaqaan oo ah 12 nautical mile cabir ahaan.
Waddan walba sharciyadisu si toos ah bay uga shaqaysaa #InternalWaterka iyo 12 Nautical Mile ee loo yaqaan Territorial Sea
Halka qaybta 3aad oo ah #ContiguousZone oo iyana 24Nm ah, 4aad oo ah #EEZ waxa loo yaqaan iyo #HighSees oo qaybta 5 aad ah, awooda dalku waxyaabo gaar ah u xadidantay, qaybta shanaad iyada dunidu maba kala xigto.
20 KM ee madaxweynuhu inoo sheegay intaas unbaynu war haynaaye waxay guud ahaan la mid tahay 10. 7991 (10.8 ) Nautical Mile.
12 NM ee dalku ( Coastal State) awood ulahaa 10.8 Nm ka mid ah ayaa Ethopia maamulaysaa markaa. Halka waxa Somaliland uga soo hadhaya 1.2Nm marka loo eego Territorial Sea.
Ama 12 NM ee ku sii xigay ee Contiguous Zone loo yaqaanay ayay 10.8 ka mid ah heshiiska ku helaysaa.
Haddii 12Nm ee Territorial Sea ga ee sharciyada dhamaystiran ay SL u lahayd maamulkeeda cir iyo dhul dhinaca badda, 10.8 ka mid ah ay Ethopia ku wareegto waana halka ay u egtahay waayo haddii Ethopia Territorial sea ka gudubto awoodeda xorta ah e isticmaalka jiida Contagious Zone wuu yaraanayaa.
1.2Nm ayaa SL usoo hadhaya Calaya xaal , Sidaa saanay Ethopia ku noqonaysaa waddan bad leh oo aan haddana ahayn Coastal state muddo 50 sanno ah.
Waana mid ka midho dhalinaysa odhaahdii ahayd Ethopia waa in ay bad hesho oo dadka qaarki ka yaabanayeen sida ay uhelayso, laftaydu aan ka mid ahaa, haddase aan aqoonsan karo.
Somaliland waa inaanay dhayal san heshisyada Noocan ah, khabiiro badda ah iyo sharciyaqaano waa inay la tashato, wa in la ogaado hal KM oo SL heshiis ku galayso waxay ku waayayso.
#Somaliland ha xasuus naato Badda inaanay wadda lahayn ee sharciyan ay inyar maamusho intaa haday bixisona ay Badd la’aan ku dhacayso.
Haddi Ethopia iyadoo Bad aan lahayn Bad heli karto. Somaliland iyadoo Bad leh ayay Baddeeda waayi kartaa.
—Sawirka hoose waa 5 qaybood ee Badda loo qaybqaybiyay,
FG. Nautical Mile (Nm) waa cabirka lagu cabiro Baddaha
G.HG.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews