Halista Ku Deyran Meelmarinta Heshiiska Isfaham Ee Somaliland Iyo Itoobiya! Siyaasi Cali Guray.
January 7, 2024 - Written by admin
Siyaasi Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray) oo kamid ah siyaasiyiinta Reer Somaliland ee ka foolaada siyaasadaha geeska Africa iyo ta Gudaha Somaliland ayaa ka hadlay halisaha ku Gadaaman Meelmarinta hesiiska Isfaham ee dhawaan madaxwaynaha somaliland la soo sexeexday Raysalwasaaraha Itoobiya iyo arimaha lagaga gudbi karo hadii madaxwayne biixi ku talaabsado in ta aan heshiiskan la horkeeni golaha wakiilada somaliland isagoo Arimahaasi ka Hadlaya Wuxu Yidhi;
