๐๐๐๐๐ผ๐ฟ๐ผ๐๐ผ ๐๐๐๐ผ๐ผ๐๐ผ๐ฟ๐๐๐ฟ ๐๐ ๐๐๐ฝ๐๐๐๐ผ ๐๐๐๐๐๐ผ ๐ผ๐๐๐๐พ๐ผ ๐๐ ๐พ๐๐๐๐ผ ๐๐๐๐ ๐๐๐ผ๐๐๐๐๐ผ๐
January 9, 2024 - Written by admin
(Abiy Ahmed ma ka soo degi doonaa Hargeisa isaga oo Jawaab diblomaasiyadeed u diraya xasan Sheekh oo Asmara ka degay?)
Is-Fahamkii siyaasadeed ee dhex maray madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Raisal wasaaraha Ethiopia Abiy Ahmed Ali ayaa gobolka Geeska Africa ka dhaliyey xiisad siyaasadeed oo weyn .
