Warbaahinta The Economist Oo Warbixin Ka Qortay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya + Muhiimada Uu Labada Dal Uleeyahay!
January 12, 2024 - Written by admin
Wargayska The Economist oo kazoo baxa dalka Ingiriiska ayaa warbixin qotodheer ka qoray heshiiskii isfaham ee ay kala sexeexdeen Somaliland Iyo Itoobiya Isagoo tilmaamay faa,iidooyinka uu u leeyahay labada Dhinac