berberatoday.com
Daawo, Wasiirada Xukuumada siilaanyo oo Luuqdaha ka aradan iyo Wasiir shuceyb oo afcarabi soo qortay ku margadey
July 31, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Gabiley (Berberatoday.com)- Wasiirka wasaaradda Wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse Ayaa Ka Hadlay muhiimmada ay  bulshada u leedahay  hawllo caafimaad oo isugu jira daawayn iyo baadhitaanno kuwaas oo ay  maalintii khamiistii gobolka Gabiley ka fuliyeen 15 Dhakhtar  oo takhasus ah oo ka socday Cusbitaalka International Hargeysa Hospital, kuwaas oo ayw ehelinayeen 40 hawl-wadeenno  isugu jiray shaybaadh, Farmasi, kalkaaliyeyaal iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Cusbitaalkaas.

 

Maamulka dhakhtarka Dr Abdialim Tolba oo halkaas ka hadlay waxaa uu u mahadceliyey bulshadda reer gabilay sida hufan ee ay u soo dhaweeyeen, Sidoo kale waxaa uu xusay in hawlgalkan caafimaad yahay kii 12 aad ee Dhakhtarku muddo sanad iyo badh ah sameeyo.

Wasiirka wasaaradda Wershadaha Somaliland Md. Shucayb Maxamed Muuse oo maalintii shalay ka qayb galay  madasha uu maamulka gobolka Gabiley ku qaabilayay dhakhaatiirtan takhasuskooda uga faa’iideynaysa bukaanka gobolka ee daawaynta u baahan. Waxaanu wasiirku dhakhaatiirtan iyo hawl wadeennadooda uga mahad naqay  hawshan kheyriga ah. Wasiir Shucayb oo Khudbad Carabiga ku baxaysa ka jeediyey madashan ayaa dhakhaatiirta cusbitaalka International Hargeisa Hospital  ka codsaday in ay joogteeyaan hawlaha samafalka ah ee kuwan oo kale ah

Waxaanu xusay in badhasaabka iyo maayarka gabilay oo kaashanaya Isuduwanaha caafimaadka gobolka iyo wasiirka caafimaadka ay u sii diyaar garoobeen sidey hawshani u suurogali laheyd una fududeyn lahaayeen hawlgalkan. Kama danbeystii waxaa mar labaad u mahadceliyey maamulka hospitalka iyo dhakhaatirta hawsha fuliyey.” Sidaa ayuu yidhi Wasiirka wershadaha Somaliland Shucayb Maxamed Muuse oo Khudbad Carabi ah ka jeediyey bilowga hawlgallo caafimaad oo bilaasha ah oo ay  gobolka gabiley ka fuliyeen Shan iyo toban dhakhtar oo takhasusaad kala duwan leh kuwaas oo ka hawl gala cusbitaalka IHH ee magaallada Hargeysa.

shucayb

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews