“Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Somaliland Waxa Ay Si Buuxda Gacanta Ugu Hayaan, Ammaanka 850-km Oo Gacanka Cadmeed Ka Tirsan”Wasiirka Warfaafinta Somaliland Cali Mareexaan
January 13, 2024 - Written by admin
“Ciidanka Badda Jamhuuriyadda Somaliland waxa ay si buuxda gacanta ugu hayaan ammaanka 850km oo Gacanka Cadmeed ka tirsan. Ciidankeennu waxa ay ilaaliyaan ganacsiga caalamiga ah, waligeedna kama dhicin falal budhcad-badeed ah.