Xukuumada Somaliland Xabsiga Utaxaabtay Wariye Cabdirashiid Cabdiwahaab Iyo Ururka Solja Oo War Kasoo Saartay Xadhigiisa!
January 14, 2024 - Written by admin
Xukuumada Somaliland ayaa maanta xabsiga utaxaabtay Wariye Cabdirashiid Cabdiwahaab oo ka hawlgala Tvga Universal kana mid ah hogaanka Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja.
