Maxkamad Ku Taala Dalka Turkiga Oo Xukun ku Riday Wiil Uu Dhalay Madaxwaynaha Somaliya I
January 17, 2024 - Written by admin
Maxkamad ku taalla dalka Turkiga ayaa maanta xukun labo sano ku riday wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kaasi oo lagu Helay Danbi ah In uu shil gaadhi ku dilay Wiil darawal mooto Ahaa oo udhashay dalka Turkiga.
