berberatoday.com
“Ma jirto Diyaarad Laga Leeyahay Thailand Oo Xamuul Ah, Oo Maanta Imanaysay Somaliland”Hayadda Duulista Iyo Madaarada Jsl
January 19, 2024 - Written by admin

Xukuumada Somaliland ayaa beenisay inay jirto diyaarad laga leeyahay Thailand oo Somaliya ay maanta ka celisay Hawda

War Murtiyeed kooban

Hayadda Duuulista iyo Madaarada JSL waxay bulshada la wadaagaysaa in Madaarka Caasimada ee Cigaal  iyo Madaarada kale ee dalkuba ay maanta marti galiyeen duulimaadyadii joogtada ahaa.

Waxa kale oo Hayadda Duulista iyo Madaarada JSL ay dadweynaha ogaysiinaysaa inay socdaan shirar muhiim ah oo ku saabsan arimaha Hawada JSL, Goaanada shirarkaasna ay wakhtiga ku haboon bulshada la wadaagi doonto.

Ugu dambayn Ma jirto diyaarad laga leeyahay Thailand oo xamuul ah oo maanta imanaysay Somaliland ama soo kacday  oo hawada laga celiyay.

 

Allaa Mahad leh.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews