Shaqaaqo Dhawaan ka Dhacday Buurta Naaso Hablood Oo Lasoo Afjaray
January 22, 2024 - Written by admin
Shaqaaqo dhawan ka dhacday buurta naaso hablood ee duleedka hargaysa ayaa lasoo afjaray
Madaxdhaqameedka iyo waxgaradka labada beelood ee shaqaaqadu udhaxay ayaa soo afjaray iyagoo ka heshiiyay wixii dhexmaray iyo khasaarihii nafeed ee ka dhashay.