berberatoday.com
Suldaan Mawliid Cali Sabayse Oo Si Kulul Ugu Jawaabay Suldaan Cabdiraxmaan Good, Sheegayna Inay La Qaateen Colaada Uu Iclaamiyay!
January 25, 2024 - Written by admin

Suldaan Mawliid Cali Ibraahim “Sabayse” oo kamid ah madaxdhaqameedka Somaliland ee kazoo jeeda beesha sacad muuse ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal maalintii shalay kazoo yeedhay suldaan cabdiraxmaan good oo kamid ah madaxda dhaqanka beelaha garxajis isagoo sheegay in ay la qaateen colaada uu shaaciyay .

Sidoo kale Suldaan Mawliid cali Sabayse ayaa sheegay in beesha uu kazoo jeeda suldaan cabdiraxmaan good ay iclaamiyeen dagaal isagoo beesha subeer awal ugu baaqay in ay udiyaar garoobaan.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews