Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Gaashaandhiga Jsl Oo ka Dareen Celiyay Xilka Uu Madaxwaynuhu Umagacaabay.
January 27, 2024 - Written by admin
Wasiirka cusub ee wasaarada gaashaandhiga Somaliland ee uu madaxwaynuhu maalintii shalay magacaabay ayaa ka dareen celiyay xilka loo magacaabay.