berberatoday.com
“Ma Maantey Subeer Awal Iyo Saaxil Laxay Suldaan Suldaan Sheeganaysaa Canaanatey”Oday Nuux Warsame Faarax
August 1, 2016 - Written by Berbera Today

Gabiley(Berberatoday.com)-midka kamida odayaasha dhaqanka deegaamada Gabiley oo lagu magacaabo Nuux Warsame Faarax ayaa qoraal uu ugu jawaabayo Suldaan Habaar nasoo gaadhsiiyay ayaa waxa uu Qoraalkiisu udhignaa sidan

“Waxaa wax lala yaabo in dad waaweyn ama qoloftooda sare weyn tahay islamarkana koofiyad iyo cumaamado loo soo xidho hal xabo oo ku shubo ahna lagu shubtaa ay ku hadaaqdo reer hebel wax ka sheeg.
Waar ileyn koofiyad iyo cumamadi ma didaan nin baa laga sheegayey ma maantey laxayna i canaanatey.
Ma maantey subeer awal iyo saaxil laxay suldaan suldaan sheeganaysaa canaanatey oo ay tidhi berbera cidi ma sheegan karto been baad isu sjeegteen adigiyo ka ku soo kireysteyba.
Berberi miyaaney ahayn tii waxan ogahay ka dhacay tobanka jeer miyaanay ahayn dhulka illaahay ku beerey beelweynta subeer awal ee ku dhaqan saaxil ilaa subulaha galbeed
Miyaanay ahay tii cali jamac lahaa awaloon maqneyn saaxil oon meesha laga waayin .
Miyaanay ahayn tii uu cabdi gahayr shaley lahaa ma anigaa arliga qaybiyey oo qoobad idimn idin siiyey.
Isku soo wada duuboo ma dhalan mana dhalan doono cid xoog cagajugleyn iyo nacamleyntada oo kale oo deegaan subeer awal leeyahay ka amar ku taagleyn karta siduu halyeygii cali jamacba sheegey midigtii subeer buu ku dhacay malabkii doocaan.

 

 

 

Oday Nuur Warsame Faarax

Gabiley/Somaliland

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews