Guurtida Iyo Wakiilada jsl Oo Heshiis Rasmi Ah Ka Gaadhay Qodobadii Ay Isku Khilaafsanaayeen Ee Xeerka Isasaarka Doorashooyinka!
February 8, 2024 - Written by admin
Guddiyadii labada gole Baarlamaan u saareen Qodobadii ay isku khilaafsanaayeen Ee xeerka isasaarka doorashooyinka jsl ayaa heshiis rasmi ka gaadhay iyadoo isla qaatay in qodobo loo daayo sidii Guurtidu ku ansixisay, qodobona loo daayo sidii golaha wakiiladu ku ansixiyeen .