Saraakiil Katirsan Ciidamada Emaaraadka Oo Lagu Toogtay Magaalada Muqdisho,
February 11, 2024 - Written by admin
Toogasho xalay Fiidkii ka dhacay Xerada Ciidanka General Gordan ee Magaalada Muqdisho, Ayaa Inta la xaqiijiyay waxaa ku geeriyooday ugu yaraan 5 kamid ah saarakiil kasoo jeeda Ciidamada Imaaraatka Carabta ee ku sugan magaalada Muqdisho.
