Budhcad Badeed Somaliya oo Ciidamada Bada Hindiya Jidh Dileen Doon Dalooshana Saareen
February 13, 2024 - Written by admin
Budhcad-badeed Soomaali ah oo ay jidh-dil u gaysteen ciidamada Badda ee dalka Hindiya , ayaa soo gaadhay xeebaha Puntland, waxaana lagu daaweynayaa cisbitaal ku yaalla magaalada Gara-cad ee Gobolka Mudug.
Raggan budhcad-badeeda ah, ayaa waxa dagaal la galay ciidanka badda Hindiya. markii ay qabteena jidh- dil u gaystay , waxaana ciqaab looga dhigay in meel fog oo badda ah lagu sii daayo oo la saaro doon daloosha oo xeebaha Soomaaliya oo soo gaadhay 11 maalmood ka dib.