Munaasibada Lagu Taageerayo Saldanada Guud Ee Subeer Awal Oo Habeenkii Xalay Lagu Qabtay Hargaysa
February 16, 2024 - Written by admin
Munaasibad balaadhan oo garab istaag loogu muujinayo saldanada guud ee subeer awal iyo suldaankooga xasan ayaa habeenkii xalay lagu qabtay huteel maansoor taasi oo ay kasoo qaybgaleen madaxdhaqameed, dhalinyaro iyo haween
Munaasibadan ayaa waxaa goob joog ahaa suldaanka guud ee Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Diiriye