Somaliland Oo Soo Bandhigtay Go’aan Ay Ku Fulinayso Heshiiskii Badda Ee Ay Itoobiya La Gashay
February 20, 2024 - Written by admin
Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland, Ciisa Kayd Maxamed, ayaa xaqiijiyey inay Somaliland ka go’an tahay hirgelinta heshiiskii is-afgaradka ahaa ee ay Itoobiya la saxeexatay bishii January ee sannadkan.
