Dawlada Somaliland Oo War Kasoo Saaray Amaro Is khilaafsan Ee Hay’adda Duulista Somaaliya Bixisay Oo Sababi Gaadhay Shilka Laba Diyaaradood”
February 25, 2024 - Written by admin
Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in ay isku dhici gaadheen diyaarado laga leeyahay Qatar iyo Itoobiya, kadib markii ay Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ay siisay amar qaldan diyaarada Qatar Airways.
