berberatoday.com
Aqoonyahanka Iyo Haldoorka Habar Awal Oo Kulan La Qaatay Hogaanka Xisbiga Waddani Iyo Nuxurka War Murtiyeed Ka Soo Baxay!
February 25, 2024 - Written by admin

Aqoonyahanka, waxgaradka & Haldoorka reer Somaliland qeybo ka mid ah oo maanta hadhimo-sharafeed ku maamuusay hotelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa Murashaxa Madaxweynaha ee Xisbiga WADDANI Dr Cirro.

Ujeedada guud ee hadhimo-sharafeedka ayaa ahayd mid lagu nooleynayo wadajirka umadda, isku duubnida bulshada iyo la dagaalanka qoqobka, qabiilka, naxliga iyo naca mujtamaca la dhex dhigayo.

Ugu dambeyn, madasha ayaa laga soo saaray war murtiyeed culus oo nuxurkiisu ahaa isku duubni & wadajir in ay Somaliland ku badbaadeyso, hormuudna uu u noqdo Murashaxa Madaxweynaha.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews