Xisbiga Waddani Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Ku Qaabiley Laba Urur Siyaasadeed Oo Kusoo Biiray.
February 26, 2024 - Written by admin
Xisbiga WADDANI ayaa maanta munaasibad balaadhan ku soo dhaweynaya hoggaamiyeyaasha ururrada siyaasadda ee Daljir iyo Ubax mudane Baashe Cabdi Gaboobe iyo mudane Saleebaan Daahir Dogox oo xisbiga ku soo biiray.