Taliyaha Ciidanka Dabdemiska oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay Askar baratay Daraasaadka Culuumta Diinta. H
February 28, 2024 - Written by admin
Taliyaha ciidanka Dabdemiska Qaranka Somaliland sareeye guuto Axmed Maxamed Xasan Sawaaxili ayaa maanta shahaadooyin gudoonsiiyay Askar dhamaystay culuumta daraasaadka Islaamiga ah, kuwaasoo muddo ku baranayay taliska dhexe ee ciidanka.

