Wasiirka Arimaha Dibada Jsl Oo Kulan la Qaatay Safiirada Dalalka Shisheeye Ee ku Sugan Somaliland Iyo Arimaha Ay ka Wada Hadleen!
February 29, 2024 - Written by admin
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda & Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Somaliland, Dr. Ciise Kayd Maxamuud ayaa Xafiiskiisa kulan kula yeeshay Safaaradaha wadamada shisheeye ee deggan magaaladda Hargeysa ee caasimadda JSL.
