berberatoday.com
Dawladda Ingiriiska Oo Sheegtay Inay Madaxweynaha Jsl Muuse Biixi Kala Hadashay Sidii Doorashadu U qabsoomi Lahayd Sannadkan 2024
March 1, 2024 - Written by admin

Safiirka Dawladda Ingiriiska Ufadhiya Somalia Iyo Somaliland maalintii shalay safar ku yimid dalka  ayaa ka hadlay kulan uu maanta la yeeshay Madaxweynaha Somaliland Iyo Arimaha Ay Ka wada Hadleen.

.

“Waxaan la yeeshay dood kale oo ballaadhan Madaxweyne Muuse Biixi. booqashadii aan Hargeysa ku yimid, waa tii shanaad muddo toban bilood ka yar.

 

Waxaan ka wada hadalnay arrimo dhowr ah oo hadda taagan oo ay ka mid yihiin muhiimadda ay leedahay doorashadu inay dhacdo bisha November, xorriyadda saxaafadda iyo arrimaha gobolka …” Ayuu yidhi safiirka oo qoraalkan ku soo qoray barta X

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews