Maamulka Gobolka Saaxil Oo Xadhiga ka Jaray Mashaariic Laga Hirgaliyay Magaalada Berbera”Daawo Muuqaal
March 1, 2024 - Written by admin
Maamulka Gobolka Saaxil oo ay weheliyaan maamulka degmada berbera iyo madaxda haayado caalamiya ayaa xadhiga ka jaray mashaariic laga hirgaliyay gudaha magaalada berbera.