Mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland ayaa fadhigii saaka ku meel mariyay odoraska miisaaniyada qaranka ee 2024 kaasi oo ay ucodeeyeen 41mudane halka ay ka diideen 6mudane.