“Warqada Baraha Bulshada La Wareejinayo Waa Dacaayad Raqiis Ah, Oo Lagu Bartilmaamedsanayo Ragga Iyo Hablaha Difaaca Qarankooda”Agaasime Mustafe Shiine.
March 5, 2024 - Written by admin
Agaasimaha Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL, Mustafe Cabdi Ciise(Shiine), ayaa beeniyay in Yuusuf Cabdi Gaboobe ka tirsan yahay oo uu ka mushahar qaato Wasaaradda Warfaafinta.
