Dhalinyaro U Dhashay Somaliland Oo Muddo 17 Maalmood Ku Xidhan Magaalada Muqdisho!
March 6, 2024 - Written by admin
Waxa muddo 17 maalmood magaalada Muqdisho ku xidhan dhallinyaro ka soo jeedda Somaliland kuwaas oo xabsiga loo taxaabay ka dib dilkii loo geystay Allah haw naxariistee Marxuum Cabdinasiir Muuse Dahable kaas oo lagu dhex dilay gurigii uu degganaa oo ku yaalley xaafadda Buulla-Xuubeey.
