Kooxda Dawlada Hoose Ee Burco Oo Ku Guulaysatay Koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland
March 6, 2024 - Written by admin
Kooxda ku ciyaaraysay magaca dawlada hoose ee burco ayaa galabta ku guulaystay koobka Horyaalka Horyaalada Somaliland oo ciyaarta kama danbaysata ah ay iskugu soo hadheen kooxda ciidanka asluubta hargaysa.

